Wacaal daray ah: Qarax khasaare gaystay oo lala eegtay ciidamo Itoobiyaan

HomeWararka

Wacaal daray ah: Qarax khasaare gaystay oo lala eegtay ciidamo Itoobiyaan

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa qaraxa miino lagula eegtay deegaanka Ceel Gaal oo qiyaastii 10KM u jirta  magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.

Axmed Madoobe: “Qatar ha joojiso lacagta ay bixineyso ee dhibaatada ku ah dalka”
Xulashada daljir & Wariye Maxamed Lakiman
Gurmadkii ugu horeyeey oo la gaarsiyeey Shacabka degmadda Xaafuun (Daawo)

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa qaraxa miino lagula eegtay deegaanka Ceel Gaal oo qiyaastii 10KM u jirta  magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.

Ciidamada ayaa xiliga qaraxa lala eegtay waxa ay ku sii jeedeen deegaanka Feerfeer, ee dhaca xadka Itoobiya iyo Soomalaiya ay wadaagaan.

Qaraxan ayaa sida ay dadka deegaanka u sheegeen Radio Daljir waxa uu khasaare xoogan uu ka soo garay ciidamada Itoobiya iyo koloyadii ay  la socdeen.

Itoobiya ayaa qayb ka ah howlgalka nabad ilaalinta  midowga Afrika ee AMISO ee Soomaaliya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: