Xildhibaano kamid ah Golaha Wakiilada Puntland oo ka digay in la kordhiyo xildhibaanada (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano kamid ah Golaha Wakiilada Puntland oo ka digay in la kordhiyo xildhibaanada (dhegayso)

Mudanayaal katirsan golaha wakiilada ee Puntland ayaa ka digay in dib loo furo dastuurka Puntland, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu soo baxayay warar

MARTISOOR – TAXANAHA 10AAD Aqoonyahan Shoortaaye: “Madaxweynuhu barnaamijkii uu bilaabay ee dadku amaanta ugu hayaan waa inuusan dhaawicin,” (daawo)
Boosaaso: 700 oo qoys oo maanta raashin loo qeybiyay )daawo)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Mudanayaal katirsan golaha wakiilada ee Puntland ayaa ka digay in dib loo furo dastuurka Puntland, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu soo baxayay warar sheegaya in xukuumadda madaxwayne Gaas qorshaynayso wax ka badal lagu sameeyo dastuurka Puntland oo la kordhinayo xildhibaanada baarlamaanka.

Xildhibaanada ku kulmay Garoowe ayaa sheegay inaan xiligaan waxba laga badali karin dastuurka Puntland oo ay keeni karto dhibaato amni oo ka dhalata.

Wakiilada ayaa sheegay in la tixgeliyo heshiiska saami qaybsiga ee Puntland ay wax ku dhiseen aasaasayaasheeda, taasi oo ku salaysnaa qaab deegaan in loogu qaybiyay golaha wakiilada beelaha dega Puntland.

Dastuurka Puntland ayaa dhigaya xidhibaanada inay yihiin 66 xubnood.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: