HomeUncategorized

Ra?isal wasaare Saacid oo shirka Swezerland kadib Turkiga u tegaya heshiis meleteri (Dhegeyso)

Muqdisho, September 22, 2013 - Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa dhowaan waxay yeelan doonaan heshiis cusub ee dhinaca meleteriga ah, sidoo labbada dowladdood ayaa mar kale ka wada hadli doona.

MARTISOOR NAIROBI | Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Omar Cabdisamad Yuusuf Dhuux,
DHEGEYSI QIIRO LEH-Dad ay abaari xoolihii ka dhammaysay oo ku soo xerooday Caabud-waaq.
10 qof oo ku geeriyootay weerar lala beegsaday goob aflaamta lagu daawado Muqdisho

Muqdisho, September 22, 2013 – Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa dhowaan waxay yeelan doonaan heshiis cusub ee dhinaca meleteriga ah, sidoo labbada dowladdood ayaa mar kale ka wada hadli doona sidii loo horumarin lahaa taageerada Turkiga.

Ra?isal wasaaraha dalka ayaa maanta u amba-baxay magaalada Geneva ee dalka Swezerland, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shir balaaran oo looga hadlayo arrimaha xuquuqda Aadanaha, balse shirkaas kadib ayaa ra?isal wasaaruhu booqan doona Turkiga.

Afhayeenka Ra?isal wasaaraha Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo warbaahinta uga war-bixiyey safarka Ra?isal wasaaraha, waxaa uu sheegay in dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ay yeelan doonaan heshiis balaaran oo dhanka meleteriga ah, si loo helo ciidan tayo u leh ka hortaga weerarada iyo sugida amniga.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

DHEGEYSI: Afhayeenka ra?isal wasaaraha oo war-baahinta uga warbixiyey safarka mudane Saacid

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: