Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada oo soo gabagabeynaya shirkooda Garoowe

HomeWararka

Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada oo soo gabagabeynaya shirkooda Garoowe

Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada oo ku shirsan magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa la filayaa inay maanta soo gabagabeeyaan shirkood

Muqdisho Laamaha Amniga oo gacanta ku dhigay Rag dhac geysanayay
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Garoowe (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Duqeyan ka dhacday gobolka Bari oo lagu dilay Sarkaal Daacish ka tirsan

Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada oo ku shirsan magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa la filayaa inay maanta soo gabagabeeyaan shirkooda,

Furitaankii shirkan ayaa waxaa y madaxdu ku weerareen siyaasadda dowladda faderaalka ee Soomaaliya, waxaana wararka laga helayo madaxtooyada Garoowe sheegayaan shirkan in ay kasoo bixi doonto qodobo badan oo ay ka mid tahay jawaabta warqaddii kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo ciidamo katirsan dowladda oo la geeyey Baydhabo oo sugaya ammaanka mid ka mid ah musharixiinta maamulka Koonfur Galbeed iyo khilaafka Galmudug.

Shirkan ayaa waxaan ka qaybgalayn madaxwaynaha Hir-shabelle oo maamulkiisa heshiis la gaaray dowladda dhexe,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: