Dagaal kharaare dhimasho iyo dhaawacba  gaystay oo ka dhacay koonfurta Sool (dhegayso)

HomeWararka

Dagaal kharaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay oo ka dhacay koonfurta Sool (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya  koonfurta gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay uu  ka dhacay saaka deegaankaasi .

Axmed Shire Falagle, Lataliye Madaxweyne Qoorqoor oo ka warramay weeraro halis oo ka dhacay Galmudug
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka G/Shabeellaha Dhexe oo soo bandhigay ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Wararka naga soo gaaraya  koonfurta gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay uu  ka dhacay saaka deegaankaasi .

Dagaalka ayaa ka dhacay Tulada Dhumay ee gobolka Sool kaas oo dhexmaray laba beelood oo ood wadaag ah.

Inta la xaqiijiyay ilaa kudhawaad 40 qof oo labada dhinac ah ayaa ku dhintay dagaalkan ,waxaana la soo sheegayaa in dhaawac uu intaasi ka badan yahay .

Beelahan ayaa mudu dheer ku dagaalamayay deegaanka Dhumay  , wuxuuna dagaalkooda  uu salka ku hayaa  dhul  daaqsimeed laysku qabsaday  iyo xoolo lakala dhacay .

Wararka ay helayso idaacada Daljir ayaa sheega in maamulka Soomalailand uu la saftay mid kamid ah  labada beelood oo ay dirirtu  dhexmartay.

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Puntland Faarax Maxamed Warsame oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa ka waramaya dagaalkan iyo xiliga uu bilowday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: