HomeUncategorized

Drs. Maryam ?Qalbiyada caruurta iyo dhalinta hadii la Hago mustaqbalka Soomaaliya ayaa ku jira?

Muqdisho, September 9, 2013 - Wasiirka adeegga bulshada ee dowladda Soomaaliya Drs. Maryam Qaasim ayaa sheegtay, in midnimada iyo xalka Soomaaliya ay haboon tahay in lagu raadiyo qaab kale.

Ciidamo ka soo Laabtay Dagaaladii SUUJ oo Bosaaso lagu soo Dhaweeyay
21 musharax oo u taagan Xilalka sare ee Puntland (Dhegayso)
DF Oo guddi kormeer ah u dirtay Galguduud iyo maamulka cabudwaaq oo la kulmay (Dhegeyso)

Muqdisho, September 9, 2013 – Wasiirka adeegga bulshada ee dowladda Soomaaliya Drs. Maryam Qaasim ayaa sheegtay, ?in midnimada iyo xalka Soomaaliya ay haboon tahay in lagu raadiyo qaab kale oo aan siyaasada ahayn.

Drs. Maryam Qaasim oo ka hadlaysay mustqablka caruurta ayaa sheegtay in Soomaaliya wakhti dheer xal loogu raadinayey habab kala duwan oo siyaasadeed, waxayse markaan dalbatay in ay muhiim tahay in la hago qalbiyada dhalinyarada Soomaaliyeed ee la marin habowshay.

? Mustaqbalka fog ee Soomaaliya wuxuu ku jira dhalinyarada iyo caruurta, taas ayaa ah in diirada la saaro si loo hago qalbiyada caruurta, waa in la xoojiyaa adeegyada waxbarashada ee dalka? ayey tiri Mrs. Maryam Qaasim.

Mashruuca AADA Dugsiyada ayaa shalayto laga furay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya, waxaana ka faa?iideysanaya 1 Milyan oo? caruur ah oo helaya waxbarasho lacag la?aan ah saddexda sano ee soo socota.

?

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: