Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye Xigeenka Xasilinta Caasimadda Puntland

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye Xigeenka Xasilinta Caasimadda Puntland

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 150 14 Oct 2018 taliye xigeenka Xasilinta Caasima

Kulamo looga hadlayo Arrimaha Dastuurka oo weli socda
Madaxweyne Qoor Qoor oo ugu baaqay Baarlamaanka Galmudug inay ka qeyb qaataan la dagaalanka Al-Shabaab
Guddoomiyaha degmadda Badhan & Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmadda Ceelbuh

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 150 14 Oct 2018 taliye xigeenka Xasilinta Caasimadda dawladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.
 
Markuu arkay; Dastuurka Dowladda Puntland.
 
Markuu arkay; Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo.
 
Markuu tixgeliyey: Tala soo jeedinta guddoomiyaha gobolka Nugaal.
 
Wuxuu Xeeriyey.
 
1. Waxaan G/Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir loo magacaabay Taliye Xigeenka Xasilinta Caasimadda Dowladda Puntland.
 
2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.
 
-DHAMMAAD- 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: