Maxaysan haweenku door ugu yeelan kamid noqoshada wakiilada Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Maxaysan haweenku door ugu yeelan kamid noqoshada wakiilada Puntland (dhegayso)

Puntland oo jiritaankeedu 20 sano marayo xiligana ay socoto soo xulista baarlamaankii 5aad ee Puntland yeelato wali waxaa ka jirta in haweenku aad ugu

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dowladda Somaaliya oo ka Hortagaysa Tahriibka Dhalinyaradda (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO

Puntland oo jiritaankeedu 20 sano marayo xiligana ay socoto soo xulista baarlamaankii 5aad ee Puntland yeelato wali waxaa ka jirta in haweenku aad ugu yar yihiin golaha shacabka Puntland, Baarlamaanka hadda wakhtigiisu dhamaanayo waxaa kujira 2 gabdhood oo keliya halka 64 ta kale yihiin rag.

Caqabadu kala duwan ayay haweenku sheegaan inay ka hortaagan yihiin kamid noqoshada baarlamaanka caqabadahaasi iyo sida looga gudbi karo waxaan ka waraysanay Xildhibaan Faa’isa Cartan Boos oo kamid ah baarlamaanka hadda wakhtiguusu dhamaadka yahay xiligana u ordaysa inay markale noqoto xildhibaan baarlamaanka ah.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: