Wasaaradda Amniga Gudaha DFS oo kahortimid musharraxnimada Mukhtaar Rooboow Abu-Mansuur

HomeWararka

Wasaaradda Amniga Gudaha DFS oo kahortimid musharraxnimada Mukhtaar Rooboow Abu-Mansuur

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo sharrax

Nabadoon Cabdulaahi: “Go’aanka Isimmadda cidii ka hortimaada waxaanu u aragnaa in uu yahay qof waalan
Shacabka Qardho oo Soo Dhoweeyey Shirkii London iyo Qodobadii Lagu Heshiiyey (dhegayso)
Wararkii ugu dambeeyay furitaanka kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka labada Aqal

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo sharraxo Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu-Mansuur), markii uu Shalay ku dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Madaxweyne-nimo ee K/G Soomaaliya.

Qaoraalka ay Murashaxnimada Sheekh Rooboow kasoo saartay Wasaaradda amniga ee Soomaaliya ayaa waxa uu u qornaa sidan

Sheekh, Mukhtaar Roobow Cali, oo ka tirsanaa Saraakiisha ugu sarreysa ee Al-Shabaab ayaa Dowladda Soomaaliya isu soo dhiibay Bishii August ee Sanaddii 2017-kii, markii uu sheegay inuu ka tanasulay fekerkii hore ee Argagixisanimada ku dhisnaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: