Maxakamada Ciidamadda Qalabka Sida oo xukuno riday (dhegayso)

HomeWararka

Maxakamada Ciidamadda Qalabka Sida oo xukuno riday (dhegayso)

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya qeybteeda 6aad ayaa Maanta waxa ay xukuno kala duwan ku riday Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur G

AFKAARTA SHACABKA GAALKACYO & Xaaladda Caasimadda Garoowe iyo dadaalka Issimadda SSC-khaatumo
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug oo heshiis la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee QM

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya qeybteeda 6aad ayaa Maanta waxa ay xukuno kala duwan ku riday Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo mid lagu eedeeyey shabaabnimo.

Dadka la xukumay ayaa waxa ay kala yihiin.

1:-Dable Boolis Aadan Maxamed Xasan Ibraahim ina Faadumo Arabow Xuseen

2:- Isaaq Boorow Cali oo Maqane ah laguna eedeeyey inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab .

iyo Dable Xooga Maxamed Nuur ibraahim Ina Xaliimo ibraahim Cali.

Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee soomaaliya qeybteda 6aad Gaashaanle Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukunka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: