Maxaa ka jira in Madaxwayne Gaas amray joojinta mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo? (dhegayso)

HomeWararka

Maxaa ka jira in Madaxwayne Gaas amray joojinta mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo? (dhegayso)

Warar lagu daabacay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa lagu sheegay madaxwaynaha dowladda Puntland inuu amray in la joojiyo dhismaha waddada Garoowe iyo

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)
Nugaal: Bukaano uu soo ritay cudurka Jadeecada oo aan helin adeeg caafimaad (dhegayso)
Abwaan Jaamac kadiye wuxuu rabey buu u dhintey hawshiisi iyo halgankiis baa socda ee ha la adkeysto

Warar lagu daabacay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa lagu sheegay madaxwaynaha dowladda Puntland inuu amray in la joojiyo dhismaha waddada Garoowe iyo Gaalkacyo isku xirta oo hadda kusocdo hab isku tashi dadwayne ah, kadib markii ay dowladda Jarmalka ay joojisay dhaqaalihii ay ku bixin jirtay, iyada oo u sababaysay musuq iyo khilaafaad.

Nabadoon Khaliif Aw Cali oo ah maamulaha shirkadda Isxilqaan ee dhismaha gacanta ku haysa ayaa Radio Daljir uga warramay sida shaqada ay u socoto iyo inuu Madaxweynuhu joojiyay dhismaha waddada.

Wariye Xasan Heykal ayuu u warramay. Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: