Wacaal daray ah: kooxo hubaysan oo Weraray Jeelka weyn ee Boosaso

HomeWararka

Wacaal daray ah: kooxo hubaysan oo Weraray Jeelka weyn ee Boosaso

Wararka nagasoo gaaraya Magaaladda Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in gordhawayd xabsiga weyn ee Magaaladdas ay weraar xoogan ku

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Sooyaalka xuska 26ka Jun ( dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wararka nagasoo gaaraya Magaaladda Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in gordhawayd xabsiga weyn ee Magaaladdas ay weraar xoogan ku qaaden Ciidamo Gadoodsan oo mushaar la’aan ka cabanaya.

Wariyaasha Daljir ee Boosaaso ayaa sheegaya in rasaas is waydaarsadeen ciidamada Asluubta ee la wareegay xabsigaas iyo ciidamo kale oo loo diray.

lama shaacin khasaaraha dhabta ah ee kadhashay werarkaas iyo rasaasta ciidamadu is waydaarsadeen.

Wixii kusoo kordha Halkan kala soco insha allah

Diwaanka Wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: