Madaxweynaha  Gaas“ Amniga magaalada Bosaaso waa in wax laga qabtaa  (dhegayso )

HomeWararka

Madaxweynaha Gaas“ Amniga magaalada Bosaaso waa in wax laga qabtaa (dhegayso )

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa hay,adaha amniga , maamulka gobolka , kan degmada iyo Golaha deegaanka ee degmada  Bosaaso  waxa

Midowga Musharaxiinta oo cambaareeyey Madaxweyne Farmaajo
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Sheekh Kenyaawi iyo RW khayre Maxay Kawadda Hadleen ? (Daawo)

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa hay,adaha amniga , maamulka gobolka , kan degmada iyo Golaha deegaanka ee degmada  Bosaaso  waxa uu ku amray in wax laga qato amni darada ka jirta magaalada Bosaaso.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Bosaaso ku nool ay yihiin dad isyaqaana ayna fudu daha sidii lagu ogaan lahaa shar wada yaasha dilalka ka gaysanaya magaalada Bosaaso.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: