Wasiir ku xigeenka Wasaradda Kaluumaysiga Puntland oo ka qayb galay shir Garoowe kadhacay (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir ku xigeenka Wasaradda Kaluumaysiga Puntland oo ka qayb galay shir Garoowe kadhacay (dhegayso)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayaradka Badda Puntland Cabdiraxmaan salaad oo ka hadlayaay Shir looga hadlayaay Arrimaha dastuurka oo Garoowe kadhacay ayaa ku dheeraday nidaamka Federaalka iyo Dastuurka. Wasiir Cabdiraxmaan ayaa dhinaca kale ka hadlay wasaaradiisa iyo khayardka badda,isago ka hadlay sido kale khilaafka Federaalka iyo Dowlad gobaleedyadda. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b9d37d802010005a6ce8966/WASIIRKU+XIGEENKA+KALUUMAYSIGA+IYO+KHAYRADKA+BADA+PUNTLAND.mp3

Mareykanka oo kordhiyay taageerada uu siiyo Soomaaliya ee ka dhanka ah Al-Shabaab
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Shiinaha oo Gargaar Caafimaad ku wareejisay dowladda Soomaaliya (dhegayso)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayaradka Badda Puntland Cabdiraxmaan salaad oo ka hadlayaay Shir looga hadlayaay Arrimaha dastuurka oo Garoowe kadhacay ayaa ku dheeraday nidaamka Federaalka iyo Dastuurka.

Wasiir Cabdiraxmaan ayaa dhinaca kale ka hadlay wasaaradiisa iyo khayardka badda,isago ka hadlay sido kale khilaafka Federaalka iyo Dowlad gobaleedyadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: