Muqdisho oo laga daahfuray Habka Electarooniga ee Maareynta Dacwadaha (dhegayso)

HomeWararka

Muqdisho oo laga daahfuray Habka Electarooniga ee Maareynta Dacwadaha (dhegayso)

Munaasabad Ballaaaran oo lagu daah furayay Habka Electroniga ee dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu qabtay X

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galaya shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika
Wasaaradda deegaanka oo mashaariic ka wada Xarfo iyo Burtinle (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Munaasabad Ballaaaran oo lagu daah furayay Habka Electroniga ee dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu qabtay Xarunta Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Qaranka.

Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Xeer-ilaaliyaha Guud Dr. Axmed Cali Daahir , Ra’iisul wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar), Guddoomiyayaasha Maxkamddaha Rafcaanka iyo Gobolka Banaadir, ku xigeenada Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud, Taliyayaasha Ciidanka Asluubta iyo Booliska, dhammaan Howlwadeenada Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guudee Qaranka.

Wariye Amino ladan Axmed Cali ayaa Warbixintan Muqdisho kaso dirtay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: