Caqabadaha beeraleyda timirta iyo xal-u-helidooda – warbixinti 11aad (dhegayso)

HomeWararka

Caqabadaha beeraleyda timirta iyo xal-u-helidooda – warbixinti 11aad (dhegayso)

Dhegaystayaal ku soodhawaada Warbixintii 11-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno caqabadaha dhanka waxsoosaarka ka hay

Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso
Magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland oo si weyn maanta looga oogay tukashada Salaadda Ciidul Adxaa
Qoondada haweenka ee Kuraasta Aqalka Hoose oo la shaaciyay

Dhegaystayaal ku soodhawaada Warbixintii 11-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno caqabadaha dhanka waxsoosaarka ka haysta beeralayda Puntland.

Barnaamijka maanta waxaa mar kale marti noogu ah maamul iyo maaliyad yaqaan Dauud Dahir. Dauud waxa uu ka qalinjabiyey Jaamacadda Lincoln, kana qaatay Masters Bangiyada iyo maareynta maalka, hadana waa xubin ka tirsan xafiiska xisaabaadka iyo maareynta maalka ee AMAL Bank, faraca Garoowe.

Warbixinta 11-aad ee timirta waxaa soojeedinaya wariye Xasan Heykal oo ka tirsan bahda Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: