Ciidamadda Amniga Cabudwaaq oo howlgal kabilabay degmadaas (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamadda Amniga Cabudwaaq oo howlgal kabilabay degmadaas (dhegayso)

Ciidamada Amniga degmadda Caabudwaaq ayaa sameeyay howl-gal ay ku soo qabteen Hub si sharci darro ah loogu dhexsitay magaaladda,waxaana qaar kamid ah shacabka oo Daljir la hadlay ay ka hadleen howlagaladas ,iyago siyaabo kala duwan usoo dhaweyaay. Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Cabudwaaq kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b7854f1fd000028dcb2c139/Warbixin+Ciidamada+Amniga++degmadda+Caabudwaaq+ayaa+sameeyay+howl-gal+ay+ku+soo+qabteen+Hub+si+sharci+darro+ah+loogu+dhexsitay+magaaladda+.MP3

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee DFS oo xukun ku riday ragii loo heystay dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan (daawo)
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Xildhibaan Maalik Ibraahim Cabdala : “Howlgalka kasocda gobalka Hiraan Waa mid lagu guulaystay

Ciidamada Amniga degmadda Caabudwaaq ayaa sameeyay howl-gal ay ku soo qabteen Hub si sharci darro ah loogu dhexsitay magaaladda,waxaana qaar kamid ah shacabka oo Daljir la hadlay ay ka hadleen howlagaladas ,iyago siyaabo kala duwan usoo dhaweyaay.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Cabudwaaq kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: