Barlamaanka Puntland oo go’aamiyeey Nooca doorashada dhacaysa 2019 (dhegayso)

HomeWararka

Barlamaanka Puntland oo go’aamiyeey Nooca doorashada dhacaysa 2019 (dhegayso)

Xubnaha barlamaanka Puntland ayaa maanta go’aan ka soo saaray habka lagu galay doorashadda madaxtinimada Puntland eeJannaayo 2019ka. Guddoomiyaha

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka Al-Shabaab
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Nairobi (daawo)

Xubnaha barlamaanka Puntland ayaa maanta go’aan ka soo saaray habka lagu galay doorashadda madaxtinimada Puntland eeJannaayo 2019ka.

Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi oo akhriyay lifaaqa cusub ee ka soo baxay Barlamaanka ayaa sheegay in doorashadu ay u dhicin doonto nidaamka beelaha ee lagu soo xuli jiray xildhibaanada tan iyo 2005tii, waxaa kaloo uu cadeeyay in 2019ka aysan dhicin karin doorasho ku salaysan nidaamka xisbiyadda

Wariye Cabdixakiin xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe kasoo diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: