Maamulka degmadda Cabudwaaq oo diwaangalinaya gadiidka (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka degmadda Cabudwaaq oo diwaangalinaya gadiidka (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mahad Cumar Cilmi oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa kawarbixiyay Tirakoob lagu samaynay

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Dhax Dhigay Waddo Laami Ah oo Isku Xidhidoonta Garoowe Iyo Taleex
Xubinta Sicirka & Suuqa

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mahad Cumar Cilmi oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa kawarbixiyay Tirakoob lagu samaynayo Gaadiidka degmada Caabudwaaq sida kuwa raaxada iyo Xamuulka si ay ugu jaraan Warqada cashuurta ee sadexda bilood ugana qayb qaadato sugida amniga degmada

Dhinaca kale Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq oo ka hadlay Amniga degmada ayaa sheegay in amni buuxa uu ka jiro degmada.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac oo Cabudwaaq jooga ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: