Arday badan oo Puntland waxbarashada uga hara qiimo kororka lagu sameeyo waxbarashada (dhegayso)

HomeWararka

Arday badan oo Puntland waxbarashada uga hara qiimo kororka lagu sameeyo waxbarashada (dhegayso)

Sanad walba carruur badan ayaa waxbarashada ka hara, sababo ay ugu wacantahay qiimo kordhin sanadba sanadka dambeeya ay sameeyaan maamulayaasha iskuul

Gudoomiyaha Degaanka Sunjiif ee Gobalka Nugaal oo ka Hadlay Xaaladda degaankaas (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
Diyaarado xalay duqeeyey koonfurta Mudug
Sanad walba carruur badan ayaa waxbarashada ka hara, sababo ay ugu wacantahay qiimo kordhin sanadba sanadka dambeeya ay sameeyaan maamulayaasha iskuulada, haddaba sidee dadwaynuhu u arkaa qiimaha waxbarashada lagu dhigtay Puntland, sideese u saamysay?
Tusaale ahaan Soomaaliland oo daris la ah Puntland  Dugsiyada hoose iyo dhaxe  ayaa dowladda ay bixisaa qarashkooda, iyadoona ardaydu ay lacag la’aan ku dhigtaan, inkastoo nidaamkaasi maamuladii Puntland soo maray ay ku guul darasyteen.
Waa mowduuca uu maanta ku saabsanaa Barnaamijkii Muqaalka Bulshada ee ka baxa Radiodaljir Subaxkasta .
Hadaba Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan ka diyaariyay .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: