Dibadbaxyo looga soo horjeedo ciidamada Badda Puntland oo ka dhacay Caluula (dhegayso)

HomeWararka

Dibadbaxyo looga soo horjeedo ciidamada Badda Puntland oo ka dhacay Caluula (dhegayso)

Dibadbaxyo kadhan ah ciidamada badda ee Puntland oo saldhigyo ciidan ka samaystay deegaano ka mid ah xeebaha magaalada Caluula ayaa maanta kadhacay de

Kuuriyada Waqooyi oo laba gantaal ku ridday meel ka baxsan xeebaha bari ee gacanka Kuuriya
Mid Kamid ah 3 Nin oo Xaaji Cariish Dhaawacay oo Dhaawac u Dhintay
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Dibadbaxyo kadhan ah ciidamada badda ee Puntland oo saldhigyo ciidan ka samaystay deegaano ka mid ah xeebaha magaalada Caluula ayaa maanta kadhacay degmooyin ka mid ah gobolka Gardafuu ee Puntland.

Dibadbaxyadan ayaa dadkii ka qaybgalay waxaa ay sheegeen ciidamadu inay wadin gaadiidka badda sida doonyaha dheereeya, aanay fahmi karin qaabka ay u ilaalin karaan xeebaha deegaankaasi.

Dowladda Puntland ayaan ka hadlin qorshaha ciidamadan la geeyey deegaanada hoos yimaada magaalada Caluula ee xeebaha ah, iyadoona ciidamadan ay maalgaliso dowladda Imaaraatka Carabta.

Halkaan kadhagyaso guddoomiyihii hore Cali Shire oo ka hadlay dibadbaxan

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Waa layaab puntland waxaa lagu edeeyaa inay ciidan geen goob ilaa ay kooxo qabsadaan kadib ay geeso balse manta markay laqab sado maxay dhahaayaan

  • Ciidamadu gaadiid badeed way leeyihiine Maxa loo gaynwaayey

DISQUS: