Afhayeenkii Maamulka Galmudug oo Muqdisho lagu xiray

HomeWararka

Afhayeenkii Maamulka Galmudug oo Muqdisho lagu xiray

Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa la sheegay in Xabsiga dhigeyn Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax oo loo yaqaanay(Roob da’ay

Madaxweyne xasan shiikh maxamuud hadalkiisa ma ahayn hadal ay ubaahnaayeen shacabka
Madaxweyne Farmaajo oo dhuusamareeb ku soo jeeda
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Dhahar (dhegayso)

Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa la sheegay in Xabsiga dhigeyn Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax oo loo yaqaanay(Roob da’ay)

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee laga soo doortay Galmudug ayaa sheegay in Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya ay xabsiga dhigeyn Afhayeenka balse ma sheegin goorta iyo goobta iyo sababta ka dambeysay xarigiisa.

Xildhibaan Odawaa ayaa ugu baaqay Hay’adaha Amniga in ay xurriyadiisa siiyaan Cabdullaahi Xaashi Faarax oo loo yaqaanay(Roob da’ay).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: