Farmaajo oo dadka dowladdiisa dhaliilsan ku tilmaamay dad aan sharci doonayn (dhegayso)

HomeWararka

Farmaajo oo dadka dowladdiisa dhaliilsan ku tilmaamay dad aan sharci doonayn (dhegayso)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku booriyay shacabka inay la shaqeeyaan dowladda. Waxaa uu sheeg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku booriyay shacabka inay la shaqeeyaan dowladda.

Waxaa uu sheegay dowladdiisa inay tahay mid ku shaqaysa rabitaanka shacabkeeda, waxaana dadka mucaaradka ee dowladda kasoo horjeeda uu ku sheegay inay doonayaan sharci la’aan inuu dalkaan ahaado.

Shacabka ayaa waxaa uu faray inay ogolaan in dowladda laga horgeeno, isagoo hadalkan ka jeediyay munaasabadda 1da Luulyo ee xiligii ay xornimada qaateen goboladii Koonfureed ee dalka iyo midowgii goboladii waqooyi iyo koonfur maanta ay ku beegantahay, iyadoo laga joogo muddo 58- sanadood.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: