Xildhibaanada Puntland oo ka hadlay saamaynta Khudbadii Madaxweyne Gaas (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanada Puntland oo ka hadlay saamaynta Khudbadii Madaxweyne Gaas (dhegayso)

Xildhibaan Nuuradiin iyo Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Nur dirir oo labaduba ka mid ah Muddanayaasha baarlamanaka Puntland ayaa daljir uga waramay wax

Taliye Xijaar oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid taliye kuxigeenkii Booliska Soomaaliyeed
daadadka Qardho iyo khasaaraha baaxada leh ee ka dhashay
RW Xamse oo Fariin u diray Bulshadda Muqdisho

Xildhibaan Nuuradiin iyo Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Nur dirir oo labaduba ka mid ah Muddanayaasha baarlamanaka Puntland ayaa daljir uga waramay waxyabaha laga filankaro Kalfadhiga 41 aad ee madaxweyne gaas shalay furay .

Xildhibaanada ayaana sidooo kale ka ka hadlay Arrimo la xiriira dooorashooyinka dalka iyo mudda xilleedka soo dhawaaday iyo Sida ay suuragal ku noqon karto dooorasho ka dhacda Puntand 2019.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: