Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ciidamadda AMISOM u dideen inu Muqdisho ka dhoofo (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ciidamadda AMISOM u dideen inu Muqdisho ka dhoofo (dhegayso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Maanta waxaa mudo kooban lagu xanibay afaafka hore ee laga galo Garoonka diyaara

Arday Dhammaysay Dugsiga Xaaji Aadan Dangorayo oo Xaflad Loo Qabtay (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Maanta waxaa mudo kooban lagu xanibay afaafka hore ee laga galo Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho xilli uu doonayey in uu dalka ka dhoofo.

Guddoomiyaha iyo Xubno la socday ayaa doonayay in ay aadaan dalka Kenya balse xilli ay marayeen afaafka laga soo galo Garoonka gaar ahaan Madiino Geyd ay celiyeen Ciidamo ka tirsan AMISOM oo halkaasi ilaalo ka haya,iyaga oo u diiday in ay garoonka galaan.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: