Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya (dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Daahir Maxmauud Geelle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunt

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku qaabilay Ciyaartoy iyo Dhaqaatiir ka socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Australia (daawo)
Maamulka Cusub ee Gobolka Hiiraan oo Xilka La Wareegey (dhegayso)
Xildhibaano Galmudug ka tirsan oo ka hadlay qaadista lacagaha taakulaynta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Daahir Maxmauud Geelle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa hadlay heshiiska muranka dhaliyay ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo abuurtay hadal hayn dhanka bulshada ah.

Wasiirka ayaa ku tilmaamay heshiiska mid iskaashi ah, balse si qalad ah loo tarjuntay.

Dhanka kalle waxaa wax laga waydiiyay heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo Itoobiya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 6 years ago

    QUNSULIYADO WAA AY LAHAAYEEN AWALBA SIDA GAROOWE HARGAYSA BURCO
    MUQDISHO CADAADO JUBADA HOOSE KISMAAYO IYO BAYDHABO,MAXAANSE INAGU U SAMAYN WAYNEY IN WAAN MAALGASHI UGU RAADSAN WAYNEY,
    FARMAAJO IYO KHAYRE YEEYNAN NOQON
    HASHA GEELA CUNTA CABAADANA

DISQUS: