Shirkadda Nabad Mall oo Xarun Cusub ka furtay Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Shirkadda Nabad Mall oo Xarun Cusub ka furtay Garoowe (dhegayso)

Shirkada ganacsi ee Nabaad Mall ayaa furtay Xarun cusub oo casriya, oo lagu iibin doono Adeegyada kala Gadisan ee Ka Kooban yahay goobta ganacsiga . Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Puntland ayaa si rasmi ah xariga uga jaray . Wariyaheenna Axmed Sheekeeye ayaa warbixinta kasoo diray Garoowe. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b2233be0001002cb1ec4710/Warbixinta+Wasiirka+wasaaradda+Ganacsiga+iyo+Warashadaha+Puntland+oo+xariga+ka+jaray+Xarunta+Cusub+ee+Nabaad+Mall+Garoowe+by+Sheekeeye.mp3

MAANHADAL: , DAGAALKII BOOSAASO, KHASAARIHII NAF & MAAL EE SOO GAARAY SHACABKA, YAA MAS’UULIYADIISA QAADAYA? (dhegayso)
Maxaa looga hadlay kulankii Golaha wasiiradda Puntland?
Warmurtiyeed laga soo saray kulanki Madaxweyne Xasan sheekh & RW Abiy Axmed.

Shirkada ganacsi ee Nabaad Mall ayaa furtay Xarun cusub oo casriya, oo lagu iibin doono Adeegyada kala Gadisan ee Ka Kooban yahay goobta ganacsiga .

Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Puntland ayaa si rasmi ah xariga uga jaray .

Wariyaheenna Axmed Sheekeeye ayaa warbixinta kasoo diray Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: