RW Khayre oo Kormeeray Degmooyinka Muqdisho Qaar kamid ah (Sawiro)

HomeWararka

RW Khayre oo Kormeeray Degmooyinka Muqdisho Qaar kamid ah (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaasi ku

MAANHADAL: KHILAAFKA FARMAAJO IYO ROOBLE & SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA EE ROOBLE UU GUDDOOMINAYO (daawo)
Warka Fiidnimo iyo Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Sheekh Maxamed Dirir iyo Kaniisadda Laga Furay Hargeysa (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaasi kula kulmay Saraakiisha ciidamada.

Kormeerka Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehlinaayay maamulka gobolka Banaadir iyo taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

“Waxaan caawa soo kormeeray qaar katirsan degmooyinka Magaalada Muqdisho si aan ugu kuurgalo xaaladda amni ee caasimadda” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: