Madaxwaynaha Mareykanka oo ka hadlay Askari looga dilay Soomaaliya

HomeWararka

Madaxwaynaha Mareykanka oo ka hadlay Askari looga dilay Soomaaliya

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay dilka askari u dhashay Mareykanka oo shalay lagu dilay deegaanka Sanguuni ee duleedka magaalada Ki

Nabadoono Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal Beeleedka Deegaanka Gunburka Cagaare (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Xafiiska Hantidhawrka Guud oo xeerilaalinta qaranka ku wareejiyay macluumaad ku saabsan markab dhuxul siday

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay dilka askari u dhashay Mareykanka oo shalay lagu dilay deegaanka Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Trump oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitterka ayaa waxaa uu ka tacsiyadeeyey geerida askariga Mareykanka, waxaana uu sheegay inuu la murugoonayo, kana tacsiyadaynayo , waxaana caafimaad uu u rajeeyey askarta dhaawaca ah.

Weerarka ayaa yimid kadib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa baar Sanguuni, waxaana ku dhaawamay afar askari oo Mareykan ah.

Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarka, waxaana iminka degan xaaladda ay shalay weerarka iyo dagaalka uu kadhacay ee Baar Sanguuni oo 40km ujirta Kismaayo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: