Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo Xilka Wareejiyay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo Xilka Wareejiyay (dhegayso)

Maalma ka hor Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamada Sare Ibraahim Iidle Suleymaan isaga oo xilkaas u Magacaabay Baashe Yuu

Heshiiska Wasaaradda Gaashaandhigga ay la gashay shirkadda SKA oo la laalay
Ukraine iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiiska ah dhoofinta qamadiga
CAAWA MUQDISHO & WAABERI: MAXAA KASOCDA MUQDISHO, OO KAA QARSOON? (daawo)

Maalma ka hor Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamada Sare Ibraahim Iidle Suleymaan isaga oo xilkaas u Magacaabay Baashe Yuusuf Axmed balse waxaa xilka qaadistaas ka soo horjeestay guddoomiyihii xilka laga qaaday.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray kulamo ay Ibraahim Iidle Suleymaan la lahaayeen Ururka Qareenada Soomaaliyeed si uusan khilaaf kale uga dhalan diidmada uu ku sameeyey xilka qaadistiisii.

Kulan ay Maanta muqdisho ku yeesheen Ururuka Qareenada Soomaaliyeed ayaa wax ay ku shaaciyeen in wadahadal kadib Ibarahim Iidle Suleymaan uu ka aqbalay xilka qaadistii uu ku sameeyey Madaxweyne Farmaajo,isla markaana uu xilka wareejin doono.

War-Saxaafadeed ee soo saareen Ururka Qareenada Soomaliyeed ayaa lagu sheegay in ay garwaaq sadeen in arrinatani aysan noqon sida khilaafyadii hore ee xilalka la isaga qaadi jiray,iyaga oo isku xil saaray in qaab sharci ah ku dhamaato.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    WHO REALY IS ISIS?
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI Ex-name (ELLIOT SHIMON) HE WAS MOSSAD AGENT.
    ISIS ISN’T MOSLIMS.
    GO FUCK YOUR SELF.
    TOILET PAPER & ALWAYS PAPER.

DISQUS: