HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir_Isniin Nov 19-2012, Khadar Cawl Ismaaciil_Daljir Buuhoodle

Amaanka Eastleigh Nairobi oo faraha ka baxay, Gabdho Soomaaliyeed oo lagu fara xumeeyey Nairobi & Culimada Soomaalida oo canbaareeyey falkaasi, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya oo wax laga xumaado ku tilmaamay falalka ka dhacay Islii, Wafti isku jira QM iyo midawga Yurub tegey maanta Garoowe

Weerar kooxo hubaysan ay ku qaadeen xabsiga weyn ee Gaalkacyo oo uu dhaawac ka dhashay.
Ciidan ka daacadd u ah jabhadda Raas-kambooni oo dad ku waxyeeleeyay mid ka mida xaafadaha Kismaayo.
Kenya oo dalalka awoodda ku leh QM ka dalbanaysa in la hakiyo qorshaha ICC ee madaxda dalkaas

Amaanka Eastleigh Nairobi oo faraha ka baxay, Gabdho Soomaaliyeed oo lagu fara xumeeyey Nairobi & Culimada Soomaalida oo canbaareeyey falkaasi, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya oo wax laga xumaado ku tilmaamay falalka ka dhacay Islii, Wafti isku jira QM iyo midawga Yurub tegey maanta Garoowe

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: