Soomaalida Cumaan oo Daljir uga warramay dhibaatada ka dhalatay dufaan ku dhufatay dalkaas (dhegayso)

HomeWararka

Soomaalida Cumaan oo Daljir uga warramay dhibaatada ka dhalatay dufaan ku dhufatay dalkaas (dhegayso)

Dalka Cumaan gaar ahaa Magaaladda salala waxaa ka d’ayay tan iyo shalay roob duufan xooggan wata kaas oo khasaare leh u kadhashay, waxaana jira dhimas

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Yaa ka dambeeyay dilka Madaxweynihii Haiti?
Jubaland oo Dhaqdhaqaaq Ciidan ka Waada Jubada Hoose (dhegayso)

Dalka Cumaan gaar ahaa Magaaladda salala waxaa ka d’ayay tan iyo shalay roob duufan xooggan wata kaas oo khasaare leh u kadhashay, waxaana jira dhimasho ka dhalatay iyo guryo iyo gawari badana biyuhu la tagen.

Saamiyo Xuseen oo kamid ah Somaalida ku nool dalkaas, isla markaana dagan Salala oo Radio Daljir Waraysi siisay ayaa ka warrantay khasaaraha ka dhashay roobka xoogan ee wata dufaanka iyo khasaaraha ka dhashay inta ay ka ogtahay, iyado sheegtay in xaafado badan oo magaalada salala kamid ah biyuhu ay galeen dabaqyadana gaaren.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: