Maamulka Degmada Luuq: “Hal qof ayaa ku geeriyooday fatahaadda webiga, khasaarena… (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Degmada Luuq: “Hal qof ayaa ku geeriyooday fatahaadda webiga, khasaarena… (dhegayso)

Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in hal ruux uu ku geeriyooday fatahaad uu sammeeyey wabiga Jubba ee mara magaalada Luuq, sidoo kalena waxaa jira khasaare kadhashay oo soo gaaray beeraha deegaanka. Guddoomiyaha degmada Luuq Maxamed Xuseen Cismaan ayaa xusay fatahaadda inuu sababay roobab xiligaan ka da’ay deegaanka. Hoos kadhagayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ad9f954000100ec27cd54ea/waraysi+Gudoomiyaha++Degmada++jalalaqsi+oo+dhamaystiran+.MP3

Wasiirka Arrimaha Dibbada Qatar oo Booqasho ku Tegey Kabul
Shirka madaxda DFS iyo Dowladd Goboleedyada oo maalintii 2aad galay (daawo)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in hal ruux uu ku geeriyooday fatahaad uu sammeeyey wabiga Jubba ee mara magaalada Luuq, sidoo kalena waxaa jira khasaare kadhashay oo soo gaaray beeraha deegaanka.

Guddoomiyaha degmada Luuq Maxamed Xuseen Cismaan ayaa xusay fatahaadda inuu sababay roobab xiligaan ka da’ay deegaanka.

Hoos kadhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: