Prof:  Cabdi Ismail Samatar oo ka hadlay Khilaafka Barlamaanka

HomeWararka

Prof: Cabdi Ismail Samatar oo ka hadlay Khilaafka Barlamaanka

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Golaha shacabka Soomaaliya oo u kala qeybsan labo garab oo qeyb ka mid ah t

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Dayactirka waddada iskuxirta Bosaaso iyo gobolada Puntland oo la bilaabay (Sawiro)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Golaha shacabka Soomaaliya oo u kala qeybsan labo garab oo qeyb ka mid ah taageero ka heysato Xukuumadda ayaa sheegay in Madaxtooyada Soomaaliya ay dooneyso in sababta mooshinka ay gadaal uga riixeyso tahay in ay helaan Nin ay sidii ay doonaan ka yeelan karaan.

Samatar waxaa uu sheegay in Ragga hadda haya Talada dalka gaar ahaan Ra’isalwasaaraha iyo Maadxweynaha ay xilligan ka fakarayaan sidii ay muddo dheer dalka u sii maamuli lahayeen muddo dheer.

Waxaa uu soo jeediyay in kulan dhex dhexaad ah oo lagu kala baxo la qabto,kaas oo uu shir guddoominayo qof ay ku kalsoonyihiin labada dhinaca.

Waxaa uu tusaale u soo qaatay Guddoomiayaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi in uu shir guddoomiyo kulanka islamarkaana dhinacyada iska soo horjeeda ay codadkooda la yimaadaan madasha ciddii laga badiyana ay iska tagto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: