HomeUncategorized

Roobab kacurtay deegaano ka mid ah Baargaal, xilli ay abaar iyo jiilaal daran ay ka jirtay

Bargal, May 12 - Roobaabkii guga ayaa ka curtay deegaano ka mid ah degmada Baargaal ee gobolka Bari, waxaaana roobabku ay yimaadeen xilli muddo dheer deegaanku uu ka jiray abaar saamaysay dadka iyo xoolaha.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Axad 31
Caawa iyo Daljir, arbaca, April 17, Axmed Sh Maxamed Tallman ( Daljir Garoowe
DHEGEYSO-Barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi.

Bargal, May 12 – Roobaabkii guga ayaa ka curtay deegaano ka mid ah degmada Baargaal ee gobolka Bari, waxaaana roobabku ay yimaadeen xilli muddo dheer deegaanku uu ka jiray abaar saamaysay dadka iyo xoolaha.

Gacsho Karuur Siciid oo ka mid ah dadka degmada Baargaal ayaa u sheegay Daljir, shantii sanadood ee lasoo dhaafay wax roob ahi inaysan deegaanku ka da?in, taasina ay saamaysay nolosha dadka iyo xoolo dhaqatada.

Roobabka meelaha ay ka da?een ayaa waxaa ka mid ah tuulooyinka Rassi, Gumaayo, muudiye iyo Bareedo, waxaana roobabku ay maalintii shanaad ku da?ayaan baraago ay biyaha ka cabaan dadka xoolo dhaqatada ah.

Shacabka deegaanada uu roobabku ka da?ay ayaa siweyn usoo dhoweeyey waxaana ay Allah uga mahadnaqeen raxmaddiisa ee uu ku shubay deegaanada Baargaal.

Diiwaanka Wararka
Daljir Bossaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: