Guddoomiye Jawaari oo beeniyaay inuu is Casilayo (Akhriso)

HomeWararka

Guddoomiye Jawaari oo beeniyaay inuu is Casilayo (Akhriso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay in uu doonaayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxaay

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)
Kacaanka Carwooyinka Buugaagta sidii SYL dib ma u nooleyn karaa Soomaali mid ah?
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay in uu doonaayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen wararkaasi.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Gudoomiye Jawaari oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas been abuurka ah oo saacadihii la soo dhaafay hareeyay baraha bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: