HomeUncategorized

Fanaanada Saada Cali Warasame oo ka tacsiyaynaysa geerida Alle ha u naxariistee C/llahi Yusuf Axmed.

Caption ...

Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 09 – Oct – 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan Daljir Studio Gaalkacyo
Dibudhac kuyimid doorashadii madaxweynaha maamulka Galmudug.
Iiraan oo Soomaaliya ka taageeraysa kobcinta warshadaha iyo horumarinta dhaqaalaha

Fanaanada Somaaliyeed Saado Cali Warsame oo ka mid ah fanaaniintii Waaberi ee jamhuuriyada Somaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay ummadda Somaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid madaxweynihii hore ee Somaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo ku geeriyoodey dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Fanaanada Saada Cali Warsame ayaa marxuumka Alle u weydiisey in uu janadii geeyo ummadda Somaliyedna samir, imaan & bedel khayr qaba ka siiyo.

Tacsi: Saada Cali Warsame

Idaacada Daljir waxaa xarumaheeda kala duwan buux dhaafiyey tacsi ay dadka Somaliyeed ee wax ku oolka ahi gaarsiinayaan dhamaan ummadda Somaliyeed oo ay uga tacsiyeynayaan geeridii marxuum C/llaahi Yuusuf Axmed.

Diwaanka wararka
Daljir Buuhoodle

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: