Aqoonyahan si kulul uga hadlay hadalki ka soo yeeray madaxa shirkadda DP World (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan si kulul uga hadlay hadalki ka soo yeeray madaxa shirkadda DP World (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdullaahi Maxamed Cartan oo ka mid ah dadka sida weyn u falanqeeya siyaasadda caalamka ayaa waxaan la aqbali Karin ku tilmaamay hadalka G

Xildhibaano ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Kheyre inuu hor-yimaado Baarlamaanka
Xildhibaano ku baaqay in dalka laga saaro ciidanka Kenya (daawo)
Xulashada Daljir | Deeqo Ladan | Daljir Bosaaso

Aqoonyahan Cabdullaahi Maxamed Cartan oo ka mid ah dadka sida weyn u falanqeeya siyaasadda caalamka ayaa waxaan la aqbali Karin ku tilmaamay hadalka Guddoomiyaha shirkadda DPW eela xiriira heshiiska Dekadda Berbera. Kaas oo ahaa in DPW ay Somaliland u aqoonsan tahay dal madax bannaan.

Md. Cartan ayaa ku hadalkaas ku tilmaamay mid qayru-mas’uulnimo ah uuna hadalkaasi yahay fikirka dhabta ah ee ay qabto dawladda Imaaraadku. Wuxuuna dawladda Somaliya ku boorriyey inay arrintaas ka bixiso jawaab adag oo u qalanta.

Cabdullaahi Maxamed Cartan oo ku sugan magaalada Bossaso ayaa khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Max’ed “Tallman” oo ku sugan Istudiyeheenna Daljir Bossaso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: