Mashruuc Biyo galin ah oo kasocda Burtinle (dhegayso)

HomeWararka

Mashruuc Biyo galin ah oo kasocda Burtinle (dhegayso)

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal waxaa ka socda Mashruuc lagu biyo galinayo dhamaan Xaafadaha Magaalada Burtinle ay ka koobantahay. Mashruucan oo

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo heshiisyo cusub saxiixay
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal waxaa ka socda Mashruuc lagu biyo galinayo dhamaan Xaafadaha Magaalada Burtinle ay ka koobantahay.

Mashruucan oo labilaabay mudo 2 bilood ka hor ayaa wajigiisii hore meel wanaagsan maraya, waxaana ka faaiidaystay oo shaqo Abuur ka helay biyo galintan Magaalada ka socta dhalinyaro farabadan oo nolol maalmeedkooda ku dabara.

Dadka ku dhaqan degmada Burtinle ayaa markii hore waxa ay kacabi jiree baraago ay biyaha ku shubaan booyadaha ka soo dhaamiya ceelasha ku yaala duleedka magaalada, taas oo ay dadku dhibaato ku qabeen ,waxaana muuqatay in baahidii biyaha ee degmada ay qabtay ay meesha ka baxayso.

Muxiidiin Maxamed Xaashi oo kamid aha hool wadeenada Mashruucan ayaa daljir ugawaramay sida ay biyo galinta uga socoto degmada.

Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • mukhtar 5 years ago

    wad mahadsantihin waxan ahy nin shaqada khibrad ule waxan idinka raba  inad shaqo isisan hadad heshan 

DISQUS: