Qorra dhalinyaro ah oo Boosaaso ku soo bandhigay Buug Taarikhda ka hadlaya (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Qorra dhalinyaro ah oo Boosaaso ku soo bandhigay Buug Taarikhda ka hadlaya (dhegayso/Sawiro)

Yaasir Cabdulqaadir Qoode Waa Qorra da'yar oo qoray Buug loogu magac darray (Dharbaaxadi guumaystaha iyo dhaxalkii Burburka) ,iyado bugaas uu qorayaa

Maamulka gobolka Gedo oo amar culus duldhigay Shirkaddaha duulimaadyada ee taga gobolkaas
Warbixin: Maxaa sababay hoos-u-dhaca iibka raadiyaha laga dhegaysto idaacadaha?
Dhagayso:- Waraysi:- Maxaa ka dhalan kara Xariga Madaxweynhii hore ee dowladda deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ?

Yaasir Cabdulqaadir Qoode Waa Qorra da’yar oo qoray Buug loogu magac darray (Dharbaaxadi guumaystaha iyo dhaxalkii Burburka) ,iyado bugaas uu qorayaay 1 sano iyo dheraad.

Xalay ayuu kuso bandhigay Magaaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari,iyado masuuliyin kala duWan ay ka qayb galeen Dahfurka Bugaas uu gacantiisa ku qoray.

Radio Daljir ayuu siyaay Waraysi uu uga hadlayo Waxyaabaha ku kalifay inuu noqdo qorra isago ah Arday , Waxaana uu ka hadlay Taarikh nololeedkisa,iyo mustaqbalkiisa,isago shegay inuu soo Waddo gacantana uu ku hayo Bugaag kale oo Taarikhda dalka ka hadlaya.

Maxamed Lakiman ayaa Waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: