HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, Jan 05, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Bangiga dhexe ee Bossaso oo gubay lacag faalsa ah oo dhan 140 milyan oo Sh. So; Wajiga 2-aad ee shirka Khaatumo II oo bilawday & midnimada Somaliya oo bud-dhig looga dhigay; Ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo cambaareeyey hanjaabaad ka soo yeertay Somaliland ee shirka Khaatumo II.

Caption ...

Ururka isutagga Saxafiyiinta ee caalamiga ah ee IFJ oo si kulul u canbaareeyey xarigga weriye Faysal Boston.
Gen. Shire, M/weyne ku xigeenka Puntland, oo qaabilay qunsulka cusub ee Ethiopia u fadhiyi doona Puntland & xafiiska qunsuliyadda oo laga furay Garowe.
Cadar Axmed, hooyada nin burcad badeed ah oo codsatay in ay goobjoog ka ahaato dacwada wiilkeeda … [Dhegaysi …]

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: