Ufayn, gobolka Bari oo markii u horaysay laga bilaabay canshuurta (dhegayso)

HomeWararka

Ufayn, gobolka Bari oo markii u horaysay laga bilaabay canshuurta (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa bilaabay inay hirgaliyaan canshuur qaadista deegaanka, taasi oo noqonaysa markii u horaysay ee la qaado dh

“Waxay ka dhigantahay shacabka Puntland inay ka baxeen doorashooyinkii naxliga badan reebay,”
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ciidamada Booliska u xil saaray amniga Doorashada dalka
Islaan Ciise, “Puntland Wixii Dhimman Waa Dhammaystiraysaa, Wixii La Qabtayna Ku Ammaanan” (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa bilaabay inay hirgaliyaan canshuur qaadista deegaanka, taasi oo noqonaysa markii u horaysay ee la qaado dhismihii Puntland kadib.

Kow iyo toban tuullo oo hoosyimaada degmada Ufayn ayaa canshuurta beriga laga bilaabay in laga qaado maanta oo Talaado ah, waxaana canshuurta uu sheegay maamulka inuu bulshada uu ugu adeegi doono.

Degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa ka mid degmooyinka ay dhexqaadi doonto dhisme waddo oo la wado oo isku xiraysa Kala-bayr iyo Caluula.

Guddoomiyaha degmada Ufayn Cali Jaamac Jibriil ayaa waxaa waraystay wariyaheena Xasan Haykal.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: