Wacaal daray ah: Dagaal ka Qarxi rabba Tukaraq iyo Ciidamadda Somaliland iyo Puntland oo is horfadhiya (dhegayso)

HomeWararka

Wacaal daray ah: Dagaal ka Qarxi rabba Tukaraq iyo Ciidamadda Somaliland iyo Puntland oo is horfadhiya (dhegayso)

Wararaka ka imaanaya Maanta Degaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in Ciidamadda Somaliland iyo Puntland isku horfadhiyaan degaankaas oo horey

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa Warbaahinta la hadlay ayaa ka haddlay weraarki 14-octoober
Go’aamo laga soo saaray shir Golaha wasiiradda Soomaaliya caawa yesheen
Maamulka Hir-Shabeelle oo dib u dhisaya Xarunta ay qaraxyo ku burburiyeen Al-Shabaab

Wararaka ka imaanaya Maanta Degaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in Ciidamadda Somaliland iyo Puntland isku horfadhiyaan degaankaas oo horey Maamulka Somaliland ugula Wareegay Puntland.

Labada Ciidan ee Puntland iyo Somaliland ayaa hub culus keensaday agga dagaalka Tukaraq ,Waxaana gabi ahaan ka qaxay degaanka Tukaraq dadkii shacabka ahaa ee kunoola ,Waxaana cabsi xoogan laga qabaa in dagaal xoogan uu ka qarxo tukaraq oo Garowe u jirta 70 KM.

Maxamuud Mirre Nuur oo kamid ah dadka u dhaq dhaqaaqa Arrimaha Bulshadda kuna sugan Tukaraq oo la hadlay Radio daljir ayaa sheegay in xaaladda degaanka maanta tahay mid kacsan ,isla markaana xiisad dagaal kajirto.

Wuxuu shegay in dadka intiisi badnayd magaaladda ay ka qaxeen,isla markaana xaaladu tahay mid aad u kacsan maadama labada Ciidan hub culus keensadeen goobaha colaadu kajirto.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: