Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaadaya Bulshadda dhuusa-mareeb

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaadaya Bulshadda dhuusa-mareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Dhuusa-mareeb kulamo kula leh maamulka Galmu

Xasan Jabhad: “Madaxda Dawlad Deegaanka Soomaalidu dad awood leh ma aha, waa dad hoosjoogayaal ah”
Abdulaahi Xiriiriyah Jaaliyadda SSC ee Bariga iyo Bartamaha africa oo Garoowe Shirjaraa’id ku qabtey
Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) oo ku dhawaqay inu yahay Musharax PL 2019 (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Dhuusa-mareeb kulamo kula leh maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada.

Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay gaaray Dhuusamareeb waxaana loo sameeyay munaasabad ballaaran oo soo dhaweyn ah,iyadoo maanta lagu wado in uu kulamo la yeesho mas’uuliyiinta Galmudug,waxgaradka iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Madaxweynaha ayaa warbixino kaladuwan ka dhageysan doona bulshada,kuwaasi oo ku aadan baahiyaha ay qabaan iyo sida la isaga kaashan karo taloobooyin dhinaca horumarka ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: