Fannaanadii qaranka Khadiija Dalays oo geeriyootay (dhegayso)

HomeWararka

Fannaanadii qaranka Khadiija Dalays oo geeriyootay (dhegayso)

Allaha u naxariistee fannaanadii caanka ahayd Khadiijo Cabdullaahi Cali (Dalays) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada toronto ee caasimada dalka canada

Bayaanka Nadwada 15aad Boosaaso: Ka Digtoonaada Baadinimada iyo Kufriga
Ganacsatada qaadka kenya oo sheegay inay joojinayaan dhoofinta qaadka
Madaxda Galmudug oo qaabishay Masuuliyiin kasocda Qaramada Midoobey

Allaha u naxariistee fannaanadii caanka ahayd Khadiijo Cabdullaahi Cali (Dalays) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada toronto ee caasimada dalka canada.

Toronto – Allaha u naxariistee fannanadii Khadiijo Cabdullaahi Cali oo ku magac dheer (Daleys), oo ka mid ahaa fannanadii ugu caansanaa kuwa Soomaalida ayaa saaka ku geeriyooday magaalada toronto ee caasimada waddanka canada.

Waxaa geerida marxuumada xaqiijiyay eheladeeda .

Fanniinta soomaaliyeed ayaa ka tacsiyay geerida ku timid Khadiija Dalays .

Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Axmed Sheekeeye )ayaa warbixintan ka diyaariyey taariikh nololeedka Khadiijo Cabdullaahi Cali Camay (Dalays ).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: