Wiil uu dhalay guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland oo lagu dilay Suuriya

HomeWararka

Wiil uu dhalay guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland oo lagu dilay Suuriya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in duqayn diyaaradeed lagu dilay dhamaadkii sanadkii hore Xuseen Faysal Cali Waraabe oo ah wiil uu dhalay hogaamiyaha x

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
WARKA FIIDNIMO | HASSAN BASHE | DALJIR GAROWE
Kalfadhigii 22aad ee GD Garoowe: Xalaashaa ka Faa’iido Badan Xaqdarada & Xaaraanta (dhegayso & sawirro)

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in duqayn diyaaradeed lagu dilay dhamaadkii sanadkii hore Xuseen Faysal Cali Waraabe oo ah wiil uu dhalay hogaamiyaha xisbiga UCID ee Somaliland.

Wiilkan ayaa la sheegay sanadkii 2013kii inuu ka baxsaday magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland, isagoona markiisii hore qaatay dhalashada wadanka Finland.

Mid ka mid ah ehalada wiilkan ayaa u sheegay warbaahinta in loo malaynayo duqayn diyaaradeed in lagu dilay.

Wiilkan la dilay ayaa horey ugu biiray kooxda Daacish, waxaana uu badashay magaciisii hore isagoona la baxay Abuu Shucayb Al-Soomaal.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: