HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, Nov 15, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Galkacyo. Dagaal khasaare lixaad leh gaystay oo Muqdisho ku dhex maray Al-shabaab & AMISOM; Guddiga shirka Khaatumo II ee ka furmi doona Taleex oo la iclaamiyey; Puntland oo xirtay wariye u shaqeeya TV-ga Somali Channel; madaxda TV-ga oo xariga sharci darro ku tilmaamay.

Caption ...

DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdinasir Maxamud
Dalalka G20 oo ugu baaqay dalalka Eurozone in ay kor u qaadaan lacagaha sanduuqa badbaadinta ee dalalkaasi.
?M/weyne Faroole oo qaabilay wafti ka socda Midawga Europe.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: