Khudbada kooban ee Qardho uu ka jeediyaay Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

HomeWararka

Khudbada kooban ee Qardho uu ka jeediyaay Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa maanta gaaray magaaladda Qardho e

Wafdi Kasocda Dowlad degaanka Somalida Etoobiya oo gaaray Caabudwaaq (dhegayso)
Ganacsatada Somaliland jaadka uga keena Itoobiya oo Shaqa joojin ku dhawaaqay
Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir: “Muuse Biixi Ciidankiisa Waa innu kasaara G Sool”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa maanta gaaray magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar.

Labada Madaxweyne waxaa kusoo dhaweyaay Qardho Kumanaan dadweynaha ah kuwaas oo maalmahan isku diyaarinayaay soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo oo isbuucan joogi doona Puntland.

Madaxweynaha oo fagaare kula hadlay dadweynaha Reer qardho ayaa ugu baaqay in ay la shaqeyaan dowladdooda ,isla markaana meel loogaso wada jeesto Cadowga.

Hoos kadhegayso codkiisa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: