Salaad Cali Jeele :“Puntland waa Rasimaalkayga gaarka ah “(dhegayso)

HomeWararka

Salaad Cali Jeele :“Puntland waa Rasimaalkayga gaarka ah “(dhegayso)

Siyaasi Salaad Cali jeele oo kamid ah siyaasiyinta somaliyeed laguna casumay Xafladda Furitaanka garoonka diyaraadaha Garowe ayaa ka hadlay furitaanka

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Somaliland oo ka hortagaysa Caabuqa Caronavirus kadib markii Itoobiya laga helay
Kornel Tuur oo Saaxafadda u soo bandhigay Gadiidka dagaal ee Somaliland laga qabsaday

Siyaasi Salaad Cali jeele oo kamid ah siyaasiyinta somaliyeed laguna casumay Xafladda Furitaanka garoonka diyaraadaha Garowe ayaa ka hadlay furitaanka Garowe ,isago sheegay inay sharaf u tahay in uu ka qayb galo daah-furka Garoonka.

Salaad cali jeele ayaa sheegay in Puntland ay tahay Raasimaalkiisa,wuxuna sheegay in dhawaan xisbi uu ka furan doono loogana baahanyahay shacabka Puntland inay tageeran.

Hoos kadhegayso

Barnaamijkan Tooska ah waxaa Fududaysay Golis Talecome Somalia

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0