Kenyan ku dhawaacmay Duqayn ay fuliyeen Diyaradaha dagaalka Maraykanka

HomeWararka

Kenyan ku dhawaacmay Duqayn ay fuliyeen Diyaradaha dagaalka Maraykanka

Warbaahinta Wadanka Kenya ayaa Baahiyay in Labo Muwaadin oo Kenyan ah ay ku dhaawacmeen Duqayn uu Mareeykanku Soomaaliya ka geeystay, kuwaas oo ay she

Guddoomiyaha Sh/Hoose oo gaaray Magalada Marka lana kulmaya Maamulka
Madaxweyne Xaaf: “Waxaa soo ifbaxaya in Madaxweyne Farmaajo … faragalin qaawan uu ka wado deegaanada Galmudug (war murtiyeed)
Raysal Wasaare Khayre oo daah furay Imtixaanka Shahaadiga ee Muqdisho

Warbaahinta Wadanka Kenya ayaa Baahiyay in Labo Muwaadin oo Kenyan ah ay ku dhaawacmeen Duqayn uu Mareeykanku Soomaaliya ka geeystay, kuwaas oo ay sheegeen in ay ahaayeen Rag ay laama Amaanka Kenya si dhow ula socdeen.

Maxamed Axmed faarax iyo Cabdullahib Waliif ayaa ka Badbaaday Duqayn uu Mareeykanku ka Geeystay xarun ay Al-shabaab ku tababaraan Dagaalamayaashooda.

Wargeeyska the Nation ayaa shegay in ragas hadda Lagu Daweeynayo Xarun Caafimaad oo ay Al-shabaab leeyihiin, sida ku cad Qoraalo ay Ciidamadda Amaanka Kenya Wargeeyska la wadaagaan.

Khamiistii lasoo dhaafay ayaa Sidoo kale Diyaarado dagaal oo dowladda Kenya ay leedahay , waxay Duqeeyeen Xarun Al-shabaab ay lahaayen waxay ku Dileen Labo dagaalame Halka Afar kalena ay ku dhaawacmeen, sidaas waxaa sheegay Daily nation

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: